Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha cusub ee dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo waxaa si weyn Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdiga la socda ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Xildhibaano katirsan labada Aqal, Wasiiro iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo (Daawo Sawirada)